Aboosto

Aboosto

Share

"๐Œ๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข ๐๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฑ๐๐š๐š๐๐š ๐ƒ๐š๐›๐ข๐ข๐œ๐ข๐ ๐š ๐€๐ก"

02/10/2026

ALAABAHA HADA KU JIRA QIIMO DHIMISTA
30% โ€ข 40% โ€ข 50%

01/10/2026

Oil cleanser-ku wuxuu si fiican uga saaraa sunscreen, makeup iyo wasakhda maqaarka ku jirta. ๐Ÿงดโœจ

Ha ku ekaan cleanser-kaaga caadiga ah labadooduba waa muhiim.

Ku dar oil cleanser-ka routine-kaaga oo sii maqaarkaaga nadiifin fiican.

30/09/2026

Qiimo-dhimistii waqti ayaan idin kugu darnay!

Alaabooyin ka qaar ayaa hadda ku jira qiimo-dhimis gaaraysa ilaa 50%.

Ka faaโ€™iidayso inta ay socoto dhamaan xarumaheena.

30/09/2026

Dhibco mad madow iyo midab maqaarka oo aan sinnayn?

Medicube Kojic Acid Turmeric Toning Cleanser wuxuu nadiifiyaa maqaarka, kana caawiyaa daryeelka dhibcaha madow iyo midab kala duwaanshaha.

Hadda ka hel xarumaha Aboosto.

29/09/2026

The viral red capsule cream is finally at Aboosto.

Medicube TXA Niacinamide Capsule Cream โ€” daryeel loogu talagalay dark spots, raadadka finanka iyo midabka maqaarka oo aan sinnayn.

โœจ TXA + Niacinamide
โœจ Alpha-Arbutin + Glutathione
โœจ Capsule + gel texture

Hadda waxaad ka heli kartaa xarumaha Aboosto.

28/09/2026

Your skincare favorites, all in one place.

Discover, choose, and glow.

28/09/2026

Daryeelka timaha carruurtaada ha noqdo mid fudud.

Nuggela & Sulรฉ Kids Shampoo โ€” daryeel jilicsan oo loogu talagalay timaha carruurta.

Haddana waxaad ku heli kartaa qiimo-dhimista.

27/09/2026

Maqaarkaaga, baahidaada, serum-ka ku habboon.

Azelic Acid โ€ข Kojic Acid โ€ข Lactic Acid

Waxay kaa caawinayaan in maqaarku noqdo mid isku midab ah, dhalaalaya oo siman.

26/09/2026

Macaamiisheenna sharafta leh, maadaama xarunteenna Banaadir Junction ay ku jirto dib-u-dhis, waxaad hadda ka adeegan kartaa:

๐Ÿ“ Aboosto City Mall
๐Ÿ“ Aboosto Taleex Flagship

Sidoo kale, ha moogaan qiimo-dhimista ilaa 50% ee alaabaha qaar.

24/09/2026

Daryeel fudud, maqaarkaaga u qalma.

Celimax โ€” daryeel maqaarka oo si fudud uga mid noqon kara routine-kaaga. ๐Ÿค

๐Ÿ“ Ka hel xarumaha Aboosto.

Telephone

Address


Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:30 - 22:00
Tuesday 09:00 - 22:00
Wednesday 09:00 - 22:00
Thursday 09:00 - 22:00
Friday 05:00 - 22:00
Saturday 09:00 - 22:00
Sunday 09:00 - 22:00