Kadar Aboukar Yusuf
welcome
02/12/2025
23/08/2022
Markasto aat horey usocoto waxaa mala huraan ah iney kaa hor imaadan Diid mooyin🚫⛔️ iyo moojado badan.
lkn☝️waxey kaaga baahan yihiin Adkeysi iyo waajihaad dhab ah✊
🏪 🧑🎓 Dugsiga cashir ayaa lagugu baraa✍🏼
Kadibneh waa lagugu imtixaanaa✍🏼📃📚
Dhanka kale nolashana🌎
wayku imtixaanee✍🏼📃 kadibneh cashir ayey kubareysaa📚👨🏼🏫
lkn☝️adiga waxaa lagaa rabaa iney noloshu 🌎 kaacabsato✊ aaneh cashar ✍🏼 aatbarto
🩸🩸❤️((Ilove aabo 🩸🩸❤️
09/08/2022
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Kadar Aboukar Yusuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
Subscribe
We will notify you when anything happens in Mogadishu.