Mambuu Cosmetics
Mambuu Cosmetics sells skin care products
26/11/2022
Get whiter and younger skin.
Home Made Face Mask:
Isku qas saddexdaan sheey ee soo socota:
- Dareeraha Khajaarka
- Qeybta guduudan ee ukunta
- Bariis cad oo buddo ah
Face Mask waa diyaar, hadda waxa aa marsan kartaa wejiga
Hyaluronic Acid Face Serum:
- Waxa lagu cayiiliya wejiga iyo gacmaha
- Waxa u ka caawina inaa u muuqato qof yar
- Waxa uu hormariyaa muuqaalka wejiga waxa uu baabi’iyaa laalaabka wejiga kasoo baxa
- Waxa loo isticmaala wiji qaleelka
- Waxa u ka hortagaa dhaawaca qoraxda wejiga ugeysato
- Waxa u hoos udhig ku sameeya nabraha wejiga kasoo baxa
13/11/2022
Faa’idoyinka Collagen Face Cream:
- Laalaabka wejiga ayuu yareeya
- Elastigada maqaarka ayuu kordhiyaa
- Maqaarka ayaa lagu jilciyaa
- Waxa uu la dagaalama dildilaaca wejiga gala iyo nabraha
Cosmetics
12/11/2022
whitening body lotion:
- Cadaan deg deg ah ayuu leeyahay
- Dhibcaha madmadoow ee maqaarka kasoo baxa waa lagu baabi'iyaa
- Waxa uu cadeeya maqaarka madoow
Cosmetics
11/11/2022
Faa’idoyinka Yeast Eye Cream:
- Waxa u roontahya maqaarka sensitive ka ah
- Maqaarka qaleelka ah
- Maqaarka qarfaxda leh
- Madmadoowga indhaha hoostooda kasoo baxo ayaa lagu baabi’iyaa
Cosmetics
09/11/2022
Faa’idoyinka Tea Tree Cleanser:
- La dagaalanka Finanka iyo nabraha wejiga ka soo baxa
- Dhaawaca wejiga waa lagu daaweya
- Ka hortagtaa cuncunka wejiga
- Muuqaalka wejiga aye nuurisa
# Mambuu Cosmetics, or follow TikTok f60faa
Hyaluronic Acid Face Serum:
nagala soo xeriir wxi faafahin dheerad ah 0616333962
28/10/2022
Avocado Body Lotion:
- Waxa ay ka hortagtaa nabraha
- Waxa lagu daweeya nabraha waxana looga hortagaa jir qaleelka
- Waxa ay hoos u dhigtaa calaamadaha duqnimada
- Waxa ay ka qeyb qaadata badqabka cijaha
nagala soo xeriir: 0616333962
28/10/2022
Hyaluronic Acid Face Serum:
- Waxa lagu cayiiliya wejiga iyo gacmaha
- Waxa u ka caawina inaa u muuqato qof yar
- Waxa uu hormariyaa muuqaalka wejiga waxa uu baabi’iyaa laalaabka wejiga kasoo baxa
- Waxa loo isticmaala wiji qaleelka
- Waxa u ka hortagaa dhaawaca qoraxda wejiga ugeysato
- Waxa u hoos udhig ku sameeya nabraha wejiga kasoo baxa
24/10/2022
- Waxa u isticmaali kartaa meel walbo oo dildilaac kaaga soo baxo sida lugaha, sinaha iyo dhabarka--- waxa u baahantahy waqti si aad natiijo fiican u hesho (10min ilaa 20min)
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Mogadishu
2514
