kaafi Official

kaafi Official

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from kaafi Official, Health/Beauty, 615702407, Mogadishu.

Photos from kaafi Official 's post 03/11/2024

Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay codsiga madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee ahaa in fasaxa Baarlamaamka dib loo dhigo mudo bil ah si looga shaqeeyo shuruucdii dalka ku hagi laheyd doorasho qof iyo cod ah.

Kaafi official

26/10/2024

Kasoo bixi caawa shabaqa ka dhacday

4 gooool

26/10/2024

YAMAAAAL ARSEEEWAAAA TA KU DHACOYSO REAL WAA JABTAY

Real 0-3 Barce

26/10/2024

Arseeee ahaaaan Barcelonaaaa lewan Markale

Real 0-2 Barce

26/10/2024

LEWANGOLOOOOOOSKIIIIOOOIOODDDAAG

26/10/2024

Offside-aan ku dilno aan maqli jiray,Mbappe lix jeer ayuu galay xitaa gool looga diiday

0-0 qeybta h**e

Photos from kaafi Official 's post 20/01/2024

WAXA HAKAN HAMBALYO.UGU DIRAA WLLKEY

,IYO DUMA, MARYAN,


Dhalasho farxadleh❤️❤️
Ugu h**eeyn waxa mahad oo dhan usugnatay
ALLAH SWT
Manta oo uu taariikhdu ku beegantahay
20/01/2024 , subaxnimo sabti ah abaara 6:00Am
Ku dhashay magalada waxaa Allah SWT NOGU DEEQAY WIIL ,ADER ALLAHA KAA DHIGO, KII ,DIINTA, DADKA, DALKA, ANFACA,💝

Photos from kaafi Official 's post 10/01/2024

STYLE iyo qurux SOMOW IYO SAKAY🦵🦶

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


615702407
Mogadishu
2525