Diiriye media
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Diiriye media, Health/Beauty, Xamarwayne, Mogadishu.
17/08/2024
Ibrahim Traore, Madaxweynaha Burkina Faso
“Afrika uma baahna deeqaha Bankiga Adduunka, IMF, Europe ama Mareykanka, Afrika waxay haysataa wax kasta oo ay ku horumarin karto dhaqaalaheeda, iyada oo aan wax deyn ah ka qaadan dalalka shisheeye, ee gumeysiga nagu haysta,”
17/08/2024
Taliyaha Ciidanka Uganda Gen Muhoozi ayaa ka dalbadey Mareykanka inuu siiyo dalkiisa $100 billion oo ah magdhawga askarta Uganda ee ku dhintay dagaalka Soomaaliya. Midowga Afrika ayaa sheegay inuu diiwaangeliyay khasaaraha 4,000 askari oo u badan Uganda iyo Burundi oo kasoo gaarey howlgalka ka dhanka ah AS.
Category
Website
Address
Xamarwayne
Mogadishu
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Diiriye media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
